Breaking News

Dhibaatada tahriibka ay leeyahay...

 Tahriibka sharci darada ayaa noqday mid ku bahaya aduunka kaa oo ay kumaankun dhaliyaro u badan markasto ay naftooda  kuwaayaan saxaraha iyo bahada ay katalabayaan. Sanadkasta waxa  tahriibo boqolaal kun dhaliyaro kuwaa ku haminya in ka baxsadan dhibaatooyin dhaqaale xumo iyo amaan kajirto dalalkoda ama deeganada ay ku noolayahiin

Tahriibka waa ganacsi abaabulan oo ay ka shaqeeystaan kumanaan qofood oo kukala noo qaaarad kaladuwan kuwaa oo uu ka dhexye xiriir wada shaqeeyn. 

   Tahriibka ayaa can ka ah qaradaha Afrkia, Asia, Amerika iyo meelo ka mid Yurubta. Dhalinyarada ayaa ku bixyo dhaqaale xogan sidaay uga baxsanayahay dhibata markaa heeysto iyaka oo wajaho safar aysan hubin mesha uu ku dambeyn karo

Inta badan dadka tahriibaya waxa ay sheystaan hal sawir ama aragti oo ah in safraan kadibna ay garaan dal amaan iyo dhaqaale fiicanleh halka oo ay ka abuurikaran nolo ka fiican mida hada ay ku jiran. Inta badan sairkan iyo riysad waay beenoowda. 

Sababto dalalka loo tahribayo waxaa  sameeyn ku yelatay dhibatada dhaqaale xumo aduunka ka jirota
Dadka tahribayo waxaa ay la kulmaan dhibaato inta yasan gaarin goobaha aydonayan. Saxaraha waxaa ku qabsado xaalo adag oo ay dad badan u dhintaan haraad iyo gaajo marka ay cilad lasoo gudbanato gaariga ay ku safryaa saxaraha iyo buuuraha dhexdooda.  Waxaa intaa sii dheer dil loo geeysot dadka safarka oo ay kula kacaan koox hubeysan oo wadad u galo saxaraha sudan,Niijer iyo  liibyo  si ay garan bada

Marar badan waxa dhacdo in dadka waxtahribyo ay ula dhaqman siyob xun iyaka oo ka qaato alcagaha ay watan kuna qasbo in ay bixiyan lagaco dheeri ah taa oo aysan awoodin walidiinta iyo ehelka dhibanaha tahriibaya. 

Waxaan lagu xiraa baqaaro iyo qolal wershado horeu ahan jiray oo aan ku habooney in ay dad ku nolladaan
Howl gal oak dhan ah tahriibka oo ay sameyaan Cidamda dalalka Sudan, Niijar iyo Liibiyo ayaa waxaa dhacado in lasoo qabto dad badan oo boqolal kuwaa lagau xabsi qolal cariir oo ay u dheertay cunta iyo jiif la’aan.  

Mararka qaar dhalinyarad ayaa u dhinto baahi iyo cuduro xilayada ay kujiran xabsi wadaredka kumanka qof ku jiran
Safkara qeeybtiisa labad oo ah bada ayaa mid qatartis leh oo aan ka shar yareen saxaraha. Dadka ayaa waxaa lagu daabulo dooma kasameysan caag, loox,  bac iyo jiingad kuwaa oo aanku haboney safar dheer in algu galo. 

Doonta ayaa socoto in ka badan 24 sacadood iyadoo jart masaafo dheer boqolaal kM mararka qaar waxa dhacada in doanayaha ay  ka luman wadada iyo jihada ay ku scodeeyn taa oo sababato masiibo.  Halka marka qaar ay dhacdo in domaha bada ku harqadan dad badan ay ku nafwayan
Koxaha wax badbadiyo ee dalaka Malta iyo Itlay  ka daalay  hoowlgalka guramdka lo fidanayo dadka tahribaya ayaa  iska fiirasad dhibata halka oo nafwayaa boqolaal qofood saacd gudahdeed. 

 Waa arin dhacaday kadib markii ay koox doonyo iska daba yimdey xeebaha  Medetrianka taa oo adkeyse in koxaha gurmarka bixiyo ay cawiyan. Halka mararka qar ay dhacado si ulakac loo dayaco
Waxa aad arkeysaa muqaal dad gaari laga buxiye oo sida rashinka oo kale is dulsaran.
  • Wxaad arik karta dad badan oo ka buuxo doon dug ah oo aan loo sameybin safar taa ada ku qarqanta. Waxaad arkeysaa dadka bada ku dadanaya oo ay kooxaha gurkada soo badbadinayaa,
  • waxad arkeysadad baahan oo rashin iyo daawo lasiiynao ,
  • waxaa aad arkeya  dad suuxsan oo aan hadlikarin kuwaa soo maray safar dheer iyo marxalado adag.
  • Waxaad arkeys dad baahi iyo jif xum ay ku heysto baqaaro lagu xiray kuwaa sida rashinka is dhex daadsan.
  • Waxaad arkeysa dabley husbeysan oo risaas la dhacayo dadka taribka
  • Waxaad arkeysaa rag xoogan oo garacay dadka tahriibka sid xoolaha
  • Waxaad arkeys wax aad ka naxdo oo lagu sameyno dad masaakiin
  • Dadka tahriibaya waa dulmanaan aan heysanin garab iyo difaac sharci ah
  • Ma isleedahaya tahribka waa uu ficanahyahay ?
  • Ma isku dayilaheyd inad tahriibto
  • Horey ma u tahriibtay
  • Maxaad ku tal bixin laheeyd