Breaking News

Booliska Koonfur Afrika oo xiray tiro dad ah oo lala xiriirinayo falal dhac ah

Booliska Koonfur Afrika oo xiray tiro dad ah oo lala xiriirinayo falal dhac ah

Booliska Koonfur Afrika ayaa xabsiga u taxaabay 14 qof oo la sheegay inay boobeen isla markaasna ay ku lug lahaayeen dhacdooyin lagu burburiyay dhismooyin iyo baabuur, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay booliska.
Rabshadaha waxay ka dhaceen degaanka Jeppestown oo ku dhaw magaalada ganacsiga ah ee Johannesburg.
Booliska Koonfur Afrika in la boobay xarumo ganacsi halka dab la qabadsiiyay dhismooyin iyo baabuur.

Social embed from twitter

No comments