Breaking News

Ka jawaab xujadan


 ka jawaab xujadaan adoo maskaxda adeegsanaya !!

waxaad aragtay sadex wiil oo walaalo ah oo mid rajo yahay macnaha hoyadii dhimatay labada kalana isku hooyo yihiin ! oo gaajaysan .
waxaad soo heshay 2-xabo oo rooti ah waxaad rabtaa inaad rajayga siiso 1 xabo oo kaamil ah labada kalana aad 1/2 siiso macnaha labada wiil isku hal xabo rajeygana hal xabo kaamila ah iyagoo isku jeeda wax cuqdad ahna aaney qaadin sidee yeeli laheyd ?????? 

waxaad aragtay sadex wiil oo walaalo ah oo mid rajo yahay macnaha hoyadii dhimatay labada kalana isku hooyo yihiin ! oo gaajaysan .waxaad soo heshay 2-xabo oo rooti ah waxaad rabtaa inaad rajayga siiso 1 xabo oo kaamil ah labada kalana aad 1/2 siiso macnaha labada wiil isku hal xabo rajeygana hal xabo kaamila ah iyagoo isku jeeda wax cuqdad ahna aaney qaadin sidee yeeli laheyd ??????