
DF oo u yeertay gudoomiyaha Gedo si loo fuliyo qorshe ka dhan ah Axmed Madoobe
Muqdisho (badmaceye.blogspot.com) – Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha, dib u heshiisiinta iyo Federaalka ee dowladda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa u yeeray Guddoomiyaha Gobalka Gedo Maxamed Maxamuud Muxumed iyo Saraakiil ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo ka howlgala Gobalka Gedo.
No comments