Wararka Dalka
amaanka
Ciidamo Kale Oo Ka Soo Goostay Somaliland
Wararka laga helayo Magalada Baran ee gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayan in guddoomiyihii degmada Baran ee Soomaaliland Cabdalle Cabdi…Read More »amaanka
Xildhibaan Mahad Salaad Oo Sheegay in XFS Damacsan Tahay Dilal iyo Caburin
Mahad Salaad, oo ah Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa waxaa uu ka hadlay magacaabistii kala…Read More »Baarlamaanka
Xukuumadda Federaalka Ah Oo Sheegtay in Aaney Aqoonsaneen Doorashooyinka Jubbaland
Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in aaney aqoonsaneen natiijada doorashooyinka ka dhacay…Read More »Banaadir
Hoggaamiye Kooxeed Hore Oo Noqday Duqa Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka, ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Guddoomiye Filish…Read More »amaanka
Akhriso: Farmaajo Oo Labo Sano iyo Bar Gudaheed Min 5 jeer Badalay Taliska Ciidanka
Dowladdan madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa noqotay dowlad aaney fadhin siyaasadeeda amniga, waxaa ay badashay tiradii ugu badneyd ee taliyeyaal…Read More »amaanka
Taliska Ciidamada Oo Isku Shaandheyn Lagu Sameeyey
Shirka golaha wasiirrada oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa lagu magacaabay taliyaasha ciidamada…Read More »Gobalada
Dowlad Goboleedka Puntland Oo Bogaadisay Doorashada Axmed Madoobe
Dowladda Puntland ayaa u hambalyeysay Madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan. Halkaan ka Akhriso Goobjoog NewsRead More »Gobalada
Warbixin: Axmed Madoobe oo Maalin Cad La Doortay
Doorashada madaxtinimada ee maanta ka dhacday magaalada Kismaayo, oo ah xarunta KMG ah ee Jubbaland waxaa aqlabiyad ku guuleystay Axmed…Read More »Gobalada
Axmed Madoobe Oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxweynaha Jubbaland
Waxaa soo dhammaatay doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo ka dhacday magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Waxaa doorashadan ka…Read More »Gobalada
Sawirro: Doorashada Madaxtinimada Jubbaland oo Si Nabad Ah Ku Bilaabatay
Waxaa goordhow magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland ka bilaabatay doorashada madaxweynaha maamulkaasi 4-ta sano ee soo socota.…Read More »
✕Badmaceye. Blogspot. Com
Wararka
Reviewed by Badmaceeye
on
August 23, 2019
Rating: 5
No comments