Breaking News

Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in baabuur waxyaabaha qaraxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay isgoyska ex kontarol Afgooye kaddib markii booliska ay joojiyeen baabuurka.
Booliska iyo dableydii weerarka soo qaaday ayaa rasaas isweedaarsaday.
Wararka waxay sheegayaan in qaraxa uu ka dhashay khasaare balse makala cadda dhibaatada rasmiga ah ee uu geeystay qaraxa.
Wixii warar dheeraad ah oo ku saabsan weerarkaas, halkan ayaan idiin kuugu soo gudbin doonaa:


Qaraxa ayaa ka dhacay xaafadda Kaawo Godey
Image ca

No comments